Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Addis-Ababa caasimada dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka.